[Deg Deg] :- Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka Amar Ka Soo Saarey Xadhiga Wariye Coldoon .

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu
iminka amar ka soo saarey Xadhiga Wariye coldoon oo xukuumada Somaliland ay ku xukuntey 2 sanno oo xadhig ah .

Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu Cafis madaxweyne u fidiyey Saxafi Samafale Cabdilmaailk Muuse Coldoon oo lagu xukumay laba sanno oo xadhig ah .

tmp_23583-BREAKINGNEWS-1632465492

Dastuurka Somaliland iyo xeerarka xabsiyada dalka ayaa waxaa ay dhigayaan in cafiska iyo saamaxaada ugu danbeysa uu leeyahay madaxweynaha Somaliland

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Cafiska Ah .

18698224_447550378924975_8475739655865743839_n