Baarlamaanka Somaliya Oo Mooshin Labaad Oo Ku Saabsan Heshiiska Saldhiga Military Ee Berbera u Gudbiyey Xukuumada Farmaajo Kana Dalbadey …… + [Muuqaal]

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Baarlamaanka Dalka Somaliya ayaa waxaa ay xukuumada madaxweyne Farmaajo
ay mar labaad u gudbiyeen mooshin ku saabsan heshiiska ay Somaliland la gashey dawlada imaraadka ee Saldhiga Ciidan looga siiyey Magaalada Berbera
Xildhibaanada ayaa waxaa ay xuuumada ka codsadeen in ay cadeyso mawqifkeeda arintaasi ku saabsan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan