Dawlada Somaliland Oo Ka Hadashey Sii Deynta Wariye Coldoon Iyo Cida Madaxweynaha Ka Codsatey Cafiskaas + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani
ayaa waxaa uu ka Hadley cafiska uu madaxweyne Siilanyo u fidiyey Wariye Coldoon
Mr Cadaani ayaa sheegay in cafiskaasi uu yimid ka dib markii maalintii shalay aheyd ay saxaafada Somaliland madaxweynaha iyo xukuumada ka codsatey in Saxafi Cabdimaalik Cafis Lagu sii daayo .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan