Maanta Dalku Wuxu Marayaa Marxalad Aan Lagu Sii Eegan Karin..”.Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid + [Muuqaal

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Xussen Axmed oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
ayaa waxaa uu sheegay in maanta dalku uu maraayo marxalad aan lagu sii eegan Karin .

https://youtube.com/watch?v=-o1ApBr3zpI

Sidoo kale siyaasigan ayaa waxaa uu sheegay in dalku u baahan yahay in laga bad baadiyo xisbiga Kulmiye iyo xukuumada talada haysa oo uu ku sifeeyey in ay dalka boob qaawan ku hayaan