Xukuumada Somaliland Oo Gaashanka Ku Dhufatey Isla Markaana Diidey Deeq Lacageed Uu Guddida Abaaraha Somaliya U Soo Direen Abaaraha Somaliland + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xukuumada Somaliland oo ku dhawaaqdey in aaney qadaanen isla markaana ay
gaashanka ku dhufatey deeq lacag ah oo ay guddida abaaraha Somaliya ugu yabooheen guddida abaaraha Somaliland
Waxaana sidaas warbaahinta maanta u sheegay wasiirka wasarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=3IADhJGCaGg