Daawo Muqaal:Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Goor Dhaweyd Warbaahinta Kula Hadley Borama Iyo Arimaha Uu Ka Hadley + [Muuqaal]

Jimce.26.05.17Borama (SM):- Musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani AMB Maxamed Cali Cabdi ayaa

waxaa uu goor dhaweyd warbaahinta kula hadley magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal

 

Musharaxa ayaa waxaa uu bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan shucuubta islaamka ahba ku hanbalyeeyey bilasahda bisha barakeysan ee Ramadaan oo caawa kow ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Salaanmedia/Hargaysa