Somaliya Oo Loo Dhisaayo Madaar Cusub Iyo Cida U Dhiseysa + [Muuqaal]

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta
dib ugu soo noqdey magaalada Moqdisho ka dib safaro uu maalmihii ugu danbeeyey ugu maqnaa dalal Qatar , Sucuudiga iyo Jabuuti.

https://youtube.com/watch?v=fJSgV1QeA2U

Markii waftiga madaxweynuhu dalka ku soo laabtey waxaa warbaahinta la Hadley Yuusuf Garaad wasiirka arimaha dibada Somaliya waxaana uu sheegay in madaxweynuhu uu kulmmo la yeeshay madax badan isla markaana dalka Sucuudigu uu balan qaadey in uu ka qeyb qaadan doono madaar cusub oo dalka Somaliya loo dhisi doono iyo Mashariic kale