XUKUUMADDA SOMALILAND OO DIIDAY INUU DALKA KA DHOOFO ISMAACIIL HURRE BUUBAA IYO SABABTA.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ )Xukuumadda Somaliland ayaa maanta hor-istaagtay inuu dalka ka dhoofo siyaasiga wayn ee Ismaaciil Hure Buubaa Oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland oo hadana ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee waddani.
Safarkan uu doonayay ismaaciil hurre inuu ku gaadho dalka Kenya siiba caasimadiisa Nairobi ayaa lagu soo waramayaa in ciidanka Laanta Socdaalku Ee Madaarka hargaysi diideen inuu dalka ka baxo.

PROF BUUBAA OO KA DHAWAAJIYEY AQOONSI DADBAN OO DAWLADA SOMALIYA AY SIISAY SOMALILAND IYO NOOCA UU YAHAY AQOONSIGAASI + [MUUQAAL]

Ismaaciil hurre oo hadhwanaagnews la xidhiidhay ayaa arinkaasi waxa uu ku macneeyay mid jid-gooyo ah oo aan la aqbali Karin madaama oo aanu ilaa hadda garanayn sabab loogu diido inuu dalka ka dhoofo.
”waxa Aan u arkaa arinkaasi mid jid-gooyo ah oon aan aad uga xumay,saaka waxaana doonayay inaan dalka ka dhoofo