Daawo Muqaal:Xogo Dheeraad ah oo Laga helay Sababta dhabta ah ee Xiisadda Dalka Qatar (Xogaha Dahsoon_)10.06.17

Daawo Muqaal:Xogo Dheeraad ah oo Laga helay Sababta dhabta ah ee Xiisadda Dalka Qatar (Xogaha Dahsoon_)10.06.17Xiisada Khaliijku Waxay Joojisay Colaadii Suuriya, Bashaar waxa uu ku Jiraa maalmihiisii ugu wacnaa, sababta khilaafkuna waa mid ku saabsan qoyska hogaaminaya Qabaa’ilka Khaliijka, wax xidhiidh ahna lama laha Argagixisada iyo taageeristeeda.


Salaanmedia/Hargaysa