Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro oo sugan Wadanka Sacuudi Arabiya isagoo u jooga Hawlo shaqo Iyo gudashada cumrada 17/06/2017

Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro oo sugan Wadanka Sacuudi Arabiya isagoo u jooga Hawlo shaqo Iyo gudashada cumrada
17/06/2017

Abdirahmaan Mahamed Abdilaahi Gudoomiyaha Aqalka Baarlaamka somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ayaa Maalmihi ugu danbayeeyay u sugan wadanka sacuudi Arabia Halkaas oo gudoomiyihu uu u tagay Hawlo shaqo sidoo kale Gudomiye Cirro ayaa ka qayb qalay Cimrida Isagoo tagay aqalka barakaysan Ee xaramkaIMG_5142

Masuul ka tirsan xisbiga Ucid oo maanta saxafada madaxa banaan Ee somaliland kula hadlayay magaalada Hargeisa ayaa gudoomiye cirro sheegay inuu ku sugan yahay wadanka turkeyga isagoo masuulkaasi sii raaciyay in Abdiraxmaan cirro wadanka Turkey ku tagay safar dhuumasho Halkaasna uu kula kulmay masuuliyiin ka tirsan dawlada somaliland Ugu danbayna masuulkaasi waxa uu sheegay in Cirro dhuumasho ku soo galay magalada Hargeisa isagoo hada ku sugan hargeisa ,

Hadaba Taas badalkeead dabagal ay samaysay Warbaahinta Dhanbaal News ayaaa waxa ay soo ogaatay in masuulkaas hadalada uu saxafada la soo hor istaagay aanay waxba ka jirin Gudoomiyaha Xisbiga Waddanina Uu Hada ku sugan yahay Dalka Sacuudiga , isku soo wada dubooo hadalada masuulkaas ayaa shacab badani aad uga cadhoodeen iyagoo ku tilmaamay shaqsi iska hadlay ,

Halkan ka Daawo Sawirada Dr Cirro oo ku sugan XaramkaIMG_5141