DAAWO: Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye Oo Ka Hadlay Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye ayaa ka hadlay heshiiskii shalay magaaalada Hargeysa ku dhex-maray xukuumadda Somaliland iyo kooxda Khaatumo