Ciyaartoygii dalka Ivory cost Cheick Tiote oo maanta dalkisii aas qaran loogu sameeyey.Axad18.06.17

1 Axad.18.06.17..Aaska Ciyaartoygii dalka Ivory cost Cheick Tiote oo maanta dalkisii aas qaran loogu sameeyey.

Aaska waxa kasoo qayb galay saaxiibadii oo ay ka wada ciyaari jireen xulka qaranka ee Ivory cost iyo xulalka dalka Ingiriiska.

Allah ha u naxariistee Cheick Tiote waxa uu jiray 30 sanadood waxa uuna ka ciyaaraayey dalka Chine ka dib markii wadnahu uu istaagay.

Waxa aanu Allah uga baryaynaa naxariistii jano.

2 3 4 5 6