War deg dega. Gaadhi jiidhay Muslimiin kasoo dareeray Masaajidka Finsbury Park ee magaaladda London.19.06.17

War deg dega. Gaadhi jiidhay Muslimiin kasoo dareeray Masaajidka Finsbury Park ee magaaladda London.19.06.17IMG_5269

Wararku waxay intaas ku darayaan in 8 qof dhaawacan yihiin oo 3 ka mid ahi ay xaaladoodu aad u liidato.IMG_5272

Sida la sheegayo waxa la hayaa qof sida la sheegay loo xidhay shilkan argagaxisada ah ee Muslimiinta lagula kacay.

Wixii war ah ee kasoo baxa kala soco Salaanmedia.

Wararka iminka nasoo gaadhay waxay ku darayaan in Haweenay Soomaaliyeed lagu dilay oo ay dhimatay.

IMG_5264 IMG_5267 IMG_5270 IMG_5271Salaanmedia/London