Daawo 26 Juun 1960 Markii Dhulka Lasoo Dhigan Calankii Gumeystihii Ingiriiska (Habeen Taariikhi Ah) June 26, 2017

26 Juun 1960 Markii Dhulka Lasoo Dhigan Calankii Gumeystihii Ingiriiska (Habeen Taariikhi Ah)
June 26, 2017
Xalay (Caawa) oo kale kale, 26 Juun 1960, waxay dadkii wakhtigaa ku dhaqnaa geyigan Somaliland u ahayd guul iyo gobanimo. Waxay ahayd habeenkii u horaysay ee ay ku seexdaan xorriyad dhulkooda ay ku maamushaan, kadib markii ay xalay oo kale 12 habeennimo xaqiijiyeen gebagebaynta habeenkii dheeraa ee ay muddada 86-ka sannadood ah la halgamayeen, dhulkana soo dhigeen calankii Gumeystihii Ingiriiska, dabadeedna ay ku seexdeen farxad, nayaayiro, qiiro, xamaasad iyo gobanimo. Habeenkaas 26 June, 1960.

Daawo Maalintii Kowaad ee Xoriyada somaliland {Beerta xoriyada hargaysa 26june 1960)