MIDAWGA YURUB OO MARWO EDNA UGU HANBALYEEYAY XILKA CUSUB EE LOO MAGACAABAY July 25, 2017

MIDAWGA YURUB OO MARWO EDNA UGU HANBALYEEYAY XILKA CUSUB EE LOO MAGACAABAY
July 25, 2017 –
Wakiilka Midawga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Danjire Veronique Lorenzo‏ ayaa qoraal ay ugu hanbalyaynayso Ergayga gaarka ah ee Soomaaliland u qaabilsan wada hadalada somaliland iyo soomaaliya Marwo Edna Aadan Ismaaciil.

Qoraalkan oo uu nuxurkiisna nuxurkiisu waxa uu u dhignaa sidan “Hambalyo Adna Aadan, waa wax weyn in aan maqlo inaad hoggaaminayso wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya, Midawga Yurub ee Soomaaliya wuu u han-wayn yahay in uu taageero wada hadal dhab ah,” waxa sidaas tidhi wakiilka EU-da u qaabilsan Soomaaliya Danjire Veronique Lorenzo‏IMG_7970