DAAWO:-Madaxweynaha Maamulka Puntland “Waa In Dib Loo Cusboonaysiiyo Axdigii Lagu Dhisay Puntland” July 26, 2017

DAAWO:-Madaxweynaha Maamulka Puntland “Waa In Dib Loo Cusboonaysiiyo Axdigii Lagu Dhisay Puntland”

July 26, 2017 Puntland (SM) -Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta khudbad ka jeediyay shirka isimada Puntland ee dib uga furamay Magaaladda Garoowe, kaasi oo ku saabsanaa xalinta tabashada Beesha Tanade, ayaa sheegay in loo baahan yahay in dib loo cusoonaysiiyo axdigii lagu dhisay dowladda Puntland 1998dii

Salaanmedia/Hargaysa