Xisbiga WADDANI Oo Goor Dhawayd Magacaabay Mas’uuliyiin Cusub

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxaa uu goor dhaweyd uu magacaabey masuulyiinta xisbigaasi ee gobalka Gabilay.

XskfcNTE

Xisbiga Waddani ayaa magacaabey guddoomiyaha, guddoomiye ku xigeenka iyo dhammaan ma’suulyiinta garabka dhallinyarada ee xisbiga Waddani u qaabilsanaan doona gobalka Gabilay.

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

20427896_1488230544568963_160338046_n

20403412_1488229001235784_408889931_n