DAAWO: Wasiirkii Hore Ee Boostaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Farriin Xasaasi Ah U Diray Bulshada Reer Awdal

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Wasiirkii hore ee Boostaha iyo Isgaadhsinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa si adag uga hadlay xaaladda dalku marayo wakhti xaadirkan.waxaana uu fariin u direy bulshada gobolka Awdal.

https://youtube.com/watch?v=bednxNPzrfA