DAAWO: Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Ka Hadlay Kaadhadka Ay Bixiyaan Oo Xarumaha Dawlada Qaarkood Laga Diiday Iyo Xadhiga Wariyayaasha.

Hargaysa (Salaankedia.cim)_ -Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa ka hadlay kaadhadka aqoonsiga saxafiga ee ay bixiyaan oo xarumaha dawlada qaarkood laga diiday in saxafiyiintu ay ku galaan,waxaana uu sidoo kale ka hadlay xadhiga wariyayaasha