MUDAHARAAD KA DHACAY SAYLADA BURCO. IYO DAWLADA HOOSE EE BURCO. DHISME CUSUB DOONAYSAY INAY KA BILOWDO SAYLADA XOOLAHA

Burco (Salaanmedia.com)_ Mudaharaad balaadhan ayaa ilaa saaka ilaa galabta ka socda badhtamaha. Saylada xoolaha ee magaalada. Burco.

IMG-20170727-WA0070

20170727_130638-1

Ka dib markii maamulka. Dawlada hoose. Ee. Burco. Damceen inay. Ka Dhisaan badhtamaha saylada xoolaha. Bino. Cusub oo ay. Ku sheegeen. Inay ka dhigayaan. Hanger. Weyn oo. Sariibad. Ah. Isla markaana ay. Noqoto. Sayladu. Sariibad. Balaadhan oo. Xaafaduhu. Adeega ka soo iibsadaan.

IMG-20170727-WA0066

20170727_131554-1

Hadaba. Si kastaba ha ahaate. Waxaa. Iyaguna. Dhismahaasi. Is hor taagay
Dadkii saylada . xoolaha. Ka ganacsanaayay. Ee. Xoolaha nool. Ku iibinaayay isla markaana. Diiday. In laga. Dhiso. Hangarkaa. Sariibada. Lagu. Sheegaayo. Iyagoo sheegay in aanay. Isku. Galayn. Sariibad. Iyo. Saylad. Xoolaha lagu kala iibsanaayo iyadoo. Waliba. Lagu. Jiro. Xiligii. Arafada. Oo. Saylada. Xoolaha. Si xaami ah loogu. Kala iibsanaayo dhoofka xoolaha. Ahminka daabaxa. Iyo dhaylada. Intaba. Dhanka. Kale. Sida ilo wateedyo. Lagu kal soon yahay. Ay. Noo. Tibaaxayaan. Maamulka. Dawkada. Hoose ayaa. La sheegayaa inay. Iibinayaa. Hangerka weyn ee. Badhtamaha suuqa. Weyn ee magaalada. Burco. Isla markaana. Ay. Damacsa. Tihiin inay ka sameeyaan. MOOL. WEYN. Ka dibna. Ay. Doonayaan maamulka. Dawlada hoose ee Burco. Inay. U soo raraan. Dadka. Hangerkaasi. Fadhiista. Hanger cusub oo ay. Damacsan yihiin inay ka sameeyaan badhtamaha. Saylada. Xoolaha. Ee magaalada. Burco. Oo. Imikadana. Mudaharaad. Rasmi ahi. Ka socdo.

Wixii. War. Ah. Ee soo. Kordha. Kala soco. Salaanmedia.com

20170727_131541-1