Daawo Muqaal:Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Qodobo Dhawr Ah Oo Khuseeya Doorashada Madaxtooyada Somaliland HargeysaJuly.27,2017

Hargeysa(SM)July.27,2017-Gudoomiyaha iyo afhayeenka guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay kamid yihiin qaadashada kaadhadhka codbixiyayaasha ee ka socda gobolada qaar,lacagta ay hadda u hayaan qabsoomida doorashada madaxtooyada Somaliland iyo arrimo dhawr ah oo kale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Salaanmedia/Hargaysa