DAAWO: Ciidamada Qaranka iyo Maleeshiyada Kooxda Khaatumo ee Ku Sugan Deegaanka Ballicad Oo La Mideeyey.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ciidamada Qaranka Somaliland iyo ciidamada kooxda Khaatumo ee deegaanka Balli-cad ee gobolka Buuhoodle ayaa la mideeyey,waxaana arrimo door ah ka hadlay wasiirka amniga kooxda Khaatumo.