DAAWO: Gacan Ku Dhiigle Ku Xidhan Xabsiga Dhexe ee Magaalada Burco Oo Haybtiisa La Garan Waayay.Khamiis 27.07.17

Burco (Salaanmedia.com)_ -Saraakiisha xasbiga dhexe ee magaalada Burco ayaa ka hadlay nin gacan ku dhiigle ah oo qof soo dilay isla markaana haybtiisa la garan waayay.