Xisbiga WADDANI oo Galabta Tartan Ciyaareed Hargeysa uga Furay Laba Kooxood oo Ka Kala Socday Naadiyada Kubadda ee Ka Dhisan Gab

Hargeysa(SM):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa galabta tartan ciyaareed u furay laba kooxood oo mid ka mid ahi ka socotay gobalka Gabilay iyo koox kale iyadu na ka socotay gudaha Hargeysa.

Tartan ciyaareedkan oo si saaxiibtinimo ah u dhex-maraayey labada kooxood ee Duufaan iyo Nile, ayaa waxa maal-geliyey Xisbiga WADDANI iyada oo kulankii furitaanka na ay ka soo qeyb-galeen Madaxa Ololaha Xisbigaasi Md.Xamse Kheyre, xoghayaha ciyaaraha ee Xisbigaasi, xoghayaha maaliyadda ee garabka dhallinyarada iyo weli ba xoghayaha hawlaha guud ee Xisbiga WADDANI.

Saraakiishan ka socotay Xisbiga WADDANI oo halkaas ka hadlay, ayaa dhammaantood ba sheegay in ay ku faraxsan yihiin in ay koobkan ciyaareed ay u qabtaan labadan kooxood, waxaana ay sheegeen in ka xisbi ahaan ay mar walba ku dedaalayaan siddii u garab istaagi lahaayeen dhallinyarta Somaliland si ay uga joogsadaan in ay ku dhacaan balwadaha iyo aafooyinka Tahriibta.

DAAWO, Sawirada Warkaas,

Image may contain: 6 people, people standing and weddingImage may contain: one or more people, people playing sports and outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standingImage may contain: 6 people, people smiling, people standingImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 6 people, people smiling, people standingImage may contain: 7 people, people standingImage may contain: 7 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 10 people, people standingImage may contain: 9 people, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 7 people, people standing and outdoorImage may contain: 7 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, outdoorImage may contain: 8 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, people standingImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 4 people, outdoor