Xisbiga WADDANI, waxa uu xalay casho sharafeed uu u sameeyey Madaxda iyo Taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee Qurbaha oo qaar ka mid ahi ku sugan yihiin dalka.

Xisbiga WADDANI, waxa uu xalay casho sharafeed uu u sameeyey Madaxda iyo Taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee Qurbaha oo qaar ka mid ahi ku sugan yihiin dalka. IMG_8992
Xisbigu, wuxu qirsan yahay kaalinta muuqata ee Qurba-joogtu ku lee yihiin hawlaha Xisbiga iyaga oo u ah mishiinka koowaad ee dhaqaajiya isla mar ahaantaana aan marnaba la hilmaami karin taageerada dhaqaale ee ay Xisbiga siiyaan, waxaana kulankan si weyn looggu boggaadiyey guud ahaan taageerayaasha qurba-joogta ee WADDANI oo la isku raacay in ay yihiin taageerayaal u heelan dhalinta guusha Doorashada.
Kulankan, waxa sida oo kale Xisbiga kala soo qeyb-gashay safiirada dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland.IMG_8971 IMG_8972 IMG_8973 IMG_8974 IMG_8975 IMG_8976 IMG_8977 IMG_8978 IMG_8979 IMG_8980 IMG_8981 IMG_8982 IMG_8983 IMG_8984 IMG_8985 IMG_8986 IMG_8988 IMG_8989 IMG_8990 IMG_8991 IMG_8992 IMG_8993 IMG_8994 IMG_8995 IMG_8996 IMG_8997 IMG_8998 IMG_8999 IMG_9001