Daawo Muqaal:Maamulka Puntland Oo Ka Jawaabay Hadal Uu Shalay Ka Dhawaajiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Kuna Goodiyay Inay Carqaladaynayaan Kaadh Qaybinta Ka Bilaabmaysa Gobolada Sool Iyo Sanaag Hargeysa..Ogosto.11,2017

Hargeysa(SM)Ogosto.11,2017-Maamulka Puntland ayaa ka jawaabay hadal shalay kasoo yeedhay wasiirka arrimaha gudaha dawlada Somaliland yaasiin Maxamuud Xiiri “Faratoon” oo uu ku sheegay shalay in is afgarad dhex maray maamulka Puntland iyo dawlada Somaliland.

Sidoo kalena maamulka Puntland ayaa waxa ku goodiyeen in aanay gobolada Sool iyo Sanaag aan la gayn Karin sanaaduuqad ay ku jiraan kaadhka codbixiyayaasha ee  ka bilaabmaysa maalinka bari ah goboladaasi,iyaga oo sheegay inay carqaladaynayaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Salaanmedia/Hargaysa