Daawo Muqaal:Qisadii tuugii Sheekha caanka ah noqday,Waxa soo jeedinaaya Sheekh Siciid Cali Axmed ..11.08.17

Daawo Muqaal:Qisadii tuugii Sheekha caanka ah noqday,Waxa soo jeedinaaya Sheekh Siciid Cali Axmed ..11.08.17

Assalamu Calaykum
 Salaan ka dib.
 Qisada aan maanta idinla wadaagayaa waa qiso rajo galinayasa qof kasta. Quraanku waxa uu Allah inoogu sheegay si kasta oo uu qofku u qaldamo iyo danbi kasta oo uu sameeyo in aan naxariista Allah laga quusan. Sheekadani waa qisadii nin tuuug budhcad ah ahaa oo markii uu khaldaadkiisii ka toobada keenay noqday sheekh caalin caan ah. Qisadaas iyo cibrooyinka ku jira halkan ka daawo fadlana la sii wadaag inta aad jeceshahay..waxa laga yaabaa in Alllah ku anfaco ee.

Salaanmedia/Hargaysa