Xisbiga WADDANI, waxa uu caawa xaflad soo dhaweyn ah uu ku qaabilay wax-garad iyo taageerayaal ka soo jeeda beelaha Gabooye ee dega magaalada Laascaanood oo ku soo biiray Xisbigaasi kana soo diga-rogtay Xisbiga KULMIYE.12.08.17

IMG_9728Murashax Cirro oo halkaas ka hadlay, waxa uu beeshaas Gabooye uu u balan-qaadey in wasiirka ugu horreeya ee Xukuumaddiisa uu magacaabayaa noqon doono beesha Gabooye.IMG_9735

Ha socoto hawshu Guul iyo Gobonimo Bari iyo Galbeed waxay cadeeyeen Inuu isbadalku ka dhab yahay Xisbiga Waddani ay hiil iyo Hooba ay la garab taaganyihiin_________

IMG_9718 IMG_9719 IMG_9720 IMG_9721 IMG_9722 IMG_9723 IMG_9724 IMG_9725 IMG_9728 IMG_9729 IMG_9730 IMG_9731 IMG_9732 IMG_9733 IMG_9734 IMG_9735 IMG_9736 IMG_9737 IMG_9738 IMG_9739 IMG_9740 IMG_9741