SANAAG: Weftigii Uu Hoggaaminayay Murrashaxa Madaxweyne Ku-xigeen Ee Xisbiga WADDANI Oo Kormeeray Goobaha Laga Qaadanayo Gaadhka Codbixinta.

Ceerigaabo (Salaanmedia.com)_ -Waftigii balaadgnaa ee uu hoggaaminayay Murrashaxa Madaxweyne ku-xigeen ee xisbiga ee ku sugnaa gobolka Sanaag ayaa kormeeray goobaha laga qaadanayo kaadhka codbixinta ee magaalada Ceerigaabo