Xisbiga UCID Oo Shaciyay Musharaxa Madawyne Ku Xigeen Ee Xisbigasi ,Waakuma Shaqsigasi Aug 12, 2017

Xisbiga UCID Oo Shaciyay Musharaxa Madawyne Ku Xigeen Ee Xisbigasi ,Waakuma Shaqsigasi

Aug 12, 2017 Laascaanood (SM) – odaysha iyo Waxgaradka Gobalka Sool Ayaa Maanta isku Raacay In Siyaasi Baashe Cali Jaamac Noqdo Mushaaraxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Walow anu Xisbiga Ucid Si Rasmi ah ugu dhawaqin
Baashe Cali Jaamac ayaa Hore uso Noqday Wasiirki Biyaha Somaliland Waxana Xilka laga qaday ka Dib marki khilaaf ka dhex qarxay isga iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Waxana Siyaasigan Si Weyn loga Tixgalya Gobalda Sool Sanag Weyn loga Tixgalya Gobalda Sool Sanag Iyo Buhoodle oo uu Asal Ahaan ka So Jeedo
news