Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In La Boobay Sanduuqyadii Kaadhadhka Codbixinta Degmada Xudun Ee Gobolka Sool??

Xudun (Salaanmedia.com)_ Guddoomiyaha Degmada Xudun ee gobolka Sool Cali Faarax Ibraahim ayaa beeniyay warar ay baahiyeen warbaahinta maxaliga ah oo sheegaya in la dhacay qaar ka mid sanduuqyadii kaadhadhka codbixinta,

Halka hoose ka DAAWO guddoomiyaha oo ka hadlaya arrintaa