Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Deeganada Gebo-Gabo, Xuddun Iyo Bohol Oo Ka Tirsan Gobalka Sool + [ Sawiro ]

Xudun (Salaanmedia.com)_ Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI iyo wefti uu hoggaaminaayo, ayaa
maanta si ballaadhan looggu soo dhaweeyey magaalooyinka Saxa gebo-gabo, Xuddun iyo Bohol oo ka tirsan deegaanada gobalka Sool.
Taageerayaasha weftigaas soo dhaweeyey, ayaa muujiyey in ay diyaar u yihiin isbedal dhaba oo dalka ka dhaca.
Sidoo kale Musharax Ciro ayaa waxaa uu dadka deeganadaasi ku dhaqan uu ku waci galiyey in ay qaataan qeyinta kaadhadhka doorashooyinka

20770132_1450471705032955_1407318152396764140_n

20729709_1450471998366259_4254920212889761519_n

20840801_1450471715032954_8991355957571294168_n

20770443_1450472095032916_7162479275111727684_n

20729334_1450471928366266_8445674387702950582_n

20729334_1450471928366266_8445674387702950582_n

20770217_1450471695032956_4398404818974092797_n

20799060_1450472175032908_1155273621838438892_n

20708359_1450472178366241_2582153051627430592_n

20767863_1450472205032905_769629077774895090_n

20729461_1450472351699557_1749188059503394546_n

20767763_1450472328366226_5920598472114175577_n

20770466_1450472465032879_661253549507439377_n

20770132_1450471705032955_1407318152396764140_n