Daawo {Deg Deg] :- Musharax Ciro Oo Baaqii Ugu Cuslaa Saaka U Diray Beesha Caalamka Kana Hadley Iscasiladii Siciid Cilmi Rooble +[ Muuqaal ] Thursday September 07, 2017 –

[Deg Deg] :- Musharax Ciro Oo Baaqii Ugu Cuslaa Saaka U Diray Beesha Caalamka Kana Hadley Iscasiladii Siciid Cilmi Rooble +[ Muuqaal ]
Thursday September 07, 2017 –
Hargeysa (SM):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani oo Saaka dalka dib ugu soo laabtey ka dib
markii uu soo gutey waajibaadkii xajka , waxaana madaarka ku soo dhaweeyey masuulyiinta xisbiga .
Image may contain: 3 people, people smiling, sunglasses
Musharax Ciro ayaa waxaa warbaahinta kula Hadley dibada isla markaana waxaa uu baaqii ugu adkaa uu u diray Beesha caalamka isaga oo ugu baaqay in ay doorashooyinka Somaliland u soo diraan goob joogayaal Caalami ah oo la socda qaabka ay doorashadu u dhaceyso , isaga oo ka digay in ay dalka ka dhacaan waxii ka dhacay doorashadii dalka Kenya

Sidoo kale waxaa uu hanbalyo u diray gudidii nabada kala dhex dhigay labadii beelood eek u dagalaamayey deeganka Ceel Afweyn

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Salaanmedia/Hargaysa