Xisbiga WADDANI Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Sameeyey Wax-garad iyo Taageerayaal Ka Soo Jeeda Beelaha Cabdi Ciise Ee Ciidagale+SAWIRRO

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ )-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynaayey siyaasiyiin, wax-garad, haween, dhallinyar iyo weli ba taageerayaal baaxad weyn oo ka soo jeeda beelaha Cabdi Ciise ee Ciidagale, ayaa maanta ka dhacday hoolka shirarka Xisbiga WADDANI ee Maroodi-jeex oo ku yaala magaalada Hargeysa.

8-4

11-4

16-3

45-1

44

43-1

43-1

42-1

41-1

39-2

38-2

37-3

36-3

33-3

34-3

32-3

31-3

29-2

28-2

28-2

27-2

26-3

24-3

18-2

17-3

15-4

15-4

11-4

Xafladdan oo uu ka soo qeyb-galay Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), Siyaasi Ismaaciil Buubaa, Siyaasi Ismaaciil Yare, Siyaasi Dhoola-yare, wax-garad, haween, iyo taageerayaal kale oo aad u tira badan.