DAAWO: Murrashax Cirro Oo Khudbad Tareen-taabad Leh U Jeediyay Taageerayaal Reer Hargeysa Ah Oo Maanta Ku Biiray Xisbiga WADDANI 

Hargeysa (Salaanmedia.com)  -Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan
Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay
taageerayaal tiro badan oaa maanta cududooda ku biiriyay xisbiga WADDANI,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

https://youtube.com/watch?v=IYCA8pQcuFk&ebc=ANyPxKq9y1KJn_Y2XetvY_foC-Bx0deT_qDuAeUyKkf17fP9fH3ZtXsEiBVusjlp21eQCWUouvBDIiSoz9xf5qAhWJ_Iv9e0vw