DAAWO: “Aragtida Uu Xisbiga WADDANI Huwan Yahay Waa Aragti Ummada Oo Dhami Ka Midaysan Tahay, Reer Kaliya Oo Somaliland Ka Maqani Ma Jiro…..” Suldaan Daakir 

Hargeysa (Salaanmedia.com)-Suldaan Daakir Xasan Khaliif oo ka mid ah Salaadiinta
Somaliland, gaar ahaan Saladiinta Beesha Gabooye, ayaa farriin adag u diray
xisbiga KULMIYE, 

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

https://youtube.com/watch?v=Xw6V3fEhJDc