[Daawo ]:- Khudbadii Madaxweyne Siilanyo Ka Jeediyey Qalin Jabintii Ardeyda Jaamacada Hargeysa

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud
 Siilanyo ayaa waxaa uu khudbad ka jeediyey qalin jabintii ardeyda jaamacad Hargeysa waxaaana uu sheegay in uu farxada la qeyb sanaayo ardeyda maanta qalinjabisay 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=4VQgR5gwfvM&ebc=ANyPxKpUaPWxnwrq5fq9Q6rM4wjtbJ_SHr76biWdvA_1dcTp8EW6KGCOcmq9oolIf2Ezoo6o9fI9n8-Nl8b-W2uCMn6sKCC86A