DEG DEG:XISBIGA WADDANI OO GUDOOMIYE CUSUB U MAGACAABAY GOBOLKA TOGDHEER HADDA +WAA KUMA

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Warqad Magacaabis ah Oo Hada Ka So Baxday Xafiiska Xisbiga waddani Ayaa lagu magacaabay gudoomiyaha xisbiga wadani ee gobolka togdheer kaasi oo loo magacabay maxamud xasan saleebaan doob Oo Isagu Habeen Hore si rasmi ah ugu biiray xisbigaasi Horena u ahaa gudoomiyihii Degmada dhoqoshay ee gobolka togdheer
hoos ka akhriso warqada magacaabista

Capture-16-310x202

21935418_945153978969642_1007674729_n

21905754_1022935274476602_1036560508_n