Warbixin Somaliland : Sicir Bararka Xadhkaha Joostay Oo Si Ba’an U Saameeyey Danyarta Ku Nool , Iyo Xukuumadda Oo Aan Waxba Ka Qaban Cabashadooda. September 21, 2017

Warbixin Somaliland : Sicir Bararka Xadhkaha Joostay Oo Si Ba’an U Saameeyey Danyarta Ku Nool , Iyo Xukuumadda Oo Aan Waxba Ka Qaban Cabashadooda.
September 21, 2017
Mudooyinkii ugu danbeeyey ayaa Somaliland sicir bararka wuxuu marayay meel ay aad u saameysay dadweynaha, siiba dadka danyarta oo aad uga cabanaya inaan shilinkii somaliland waxba u goyneyn, ka dib markii uu aad hoos ugu dhacay marka lagu sarrifayo Dollarka.

Halkan hoose ka daawo warbixintaas

Salaanmedia/Hargaysa