DAAWO: “Dhalinyaradda Togdheer Ma Jiro Xafiis Qudha Oo Ay Waraqaha Codsiga Shaqada Gaystaan, Intee Ayay Col Ahaan Karaan Laba Guri Oo Isku Xigaa “Muniir Axmed Cigaal

Burco (Salaanmedia.com)_ Muniir Axmed Cigaal kaaliyaha war-baahinta Murashaxa WADDANI oo ka hadlaayay munaasibad xilka loogu kala wareejiyay Guddoomiyaha Gobolka ee Xisbiga WADDANI iyo Guddoomiyihii hore oo ka dhacday magaalada Burco ayaa ka hadlay arrimo siweyn u taabtay bulshada Togdheer.

Hoos ka DAAWO