Dadweynaha Reer DILLA Oo Soo Dhaweyn Dhul-garriir Ah Ku Qaabilay Waftigii Uu Hoggaaminayay Murrashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga WADDANI+SAWIRRO

Dila (Salaanmedia.com)_ -Waftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayay Murrashaxa madaxweynaha ee
WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanada hoos taga Degmada Dilla ee gobalka Awdal.

18-3

23-5

22-4

21-3

17-4

16-4

15-5

14-4

13-5

12-6

11-6

9-6

8-6

7-7

6-6

5-8-1

4-6

3-9

2-10

Dadweynaha ku nool deegaanada hoostaga degmada Dilla ayaa maanta soo dhaweyn doola-tus ah ku qaabilay waftigii xisbiga WADDANI ee uu hoggaaminayay Murrashaxa Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro