DAAWO: “KULMIYE Markii Uu Bulshada Tageeradeeda Ku Guul Daraystay Ayuu Si Khaldan U Adeegsanaya Awoodii Dawleed Waxbase Ku Qaadi Maayaan” Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI 

Burco (Salaanmedia.com)-Hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xrisi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta
xilkii u kala wareejiyey gudoomiyihii hore ee xisbiga WADDANI ee gobolka
Togdheer iyo gudoomiyaha cusub ee lasoo magacaabay Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si adag u dhaliilay xisbiga KULMIYE,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa