DAAWO: Warbixin Koobsanaysa Soo Dhawayntii Mawjadaha Ahayd Ee Ay Maanta Reer Awdal Ku Qaabileen Waftigii Uu Hoggaaminayay Murrashax Cirro 

Boorama (Salaanmedia.com)-Shacabka ku nool magaalo madaxda gobalka Awdal ee Borama
ayaa waxaa ay maanta soo dhaweyn ballaadhan oo aaney u kala hadhin ku
qaabileen waftigii uu hoggaaminaayey musharaxa madaxweyne ee xisbiga
WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro), 

Halkan hoose ka DAAWO
muuqaalka warbixin koobsanaysa soo dhawaynta waftiga