Siyaasi Cabdi Haybe Oo Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Muuse Biixi , Fashaliyeyna Duulan Dhabar Jab Ah Oo Muuse Ku Soo Qaadey Xafada Axmed Dhagax +[ Muuqaal]

Boorame (Salaanmedia.com)- Siyaasi Cabdi Haybe Axmed Wasiirkii hore ee wasaarada caafimaadka xukuumadii
madaxweyne Riyaale waxaa uu eeedihii ugu cuslaa u jeediyey musharax Muuse Biixi Cabdi . Sidoo kale Siyaasi Cabdi Haybe ayaa waxaa uu sheegay in Muuse Biixi uu xafada Axmed Dhagax ku soo qaadey duulan oo dhalinyarta xafadaasi uu kadhaadhkii codeynta kaga iibsanaayo toban toban Doller , waxaana uu ugu baaqay in uu arintaas joojiyo hadii kale na uu waajibkiisa Muuse la kulmi doono 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan