GUDOOMIYAHA XISBIGA WADANI EE GOBOLKA TOGDHEER OO BOGAADIYAY KA BIXITAANKA XISBIGA KULMIYE EE XILDHIBAAN NACNAC

Burco (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Maxamud Xasan Salebaan Doob Oo Ka Jawaabayaa Eedaymo Uga Yimid Xisbiga Kulmiye Ayaa Bogaadiyay Xildhibaan Nacnac Oo Maanta Shaaciyay Inuu Iska Casilay Xisbiga Kulmiye
Gudoomiye Doob Ayaa Ku Tilmaamay In Casilada Xildhibaan Nacnac Inay Tahay Guul Wayn Oo Usoo Hoyatay Xisbiga Wadani Lafdhabarna U Ku Ah Xisbiga Kulmiye.
Gudoomiye Doob Ayaa Sidoo Kale Ayaa Sheegay In Masuuliyin Kale Oo Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Ay Dhawaan Iska Casilidoonaan Xisbiga Kulmiye Iyo Xilalka Ay Ka Hayaan Xukumada,

kkk(7)

Gudoomiye Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Ayaa Baaq Ku Saabsan Adkaynta Nabadgalyada U Diray Dhigiisa Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Sheega

Inay Ku Fooganyihiin Eedaynta Xisbiga Wadani.