AQOONTI JAMAAAL CALI HUSSEIN OO ISU BADASHAY QABYAALAD IYO MUSE BIXI AYAANU ISKU REER NAHAY

Jamaal waxa u gadhay halkii ku fashilmay hamigisi siyasaadeed u ku lumiyaay tarikhadana waxa u gashay Muuse isku qabiil aynu nahay Jamal dalka ayu ku soo noqday xilgi dooraashada ka dib EE madaxweyne Ahmed siilaanyo ku guulaysay xunkunka jamuriyada Somaliland Jamal isag oo waxooga yar oo u bank ka soo qatay sita ayu dalka imi dabadeed wuxu ku biray xisbigi udub EE dhacay si u isaga soo sharaxo. Xisbigas oo niman badan oo khamamuuri joogto ayu damcay in u ka dul boodo xisbigi dabadeed udub u ku kala jabay Jamal waxogaagi yara qayb ayaa laga dhuftay oo laga cunay Jamal caraarki iyo firxadki Faysal Ali warabe oo mafiya isna lacagti inti yareed EE u udub kala soo fakaday ayu isna ka dhuftay oo ka qaday mudo ka bacdi faysal marku arkay Jamal inaanu xisbiga meel gadhsinay oo u ka dhamaan wayaay diiwaanka qosolka iyo abwaan Ayan ahay faysal gadhigi u ka dajiyay waxanu ku Indhi your contract ended. Jamal waxa ku dhacay jaah wareer siyasaadeed waayo siyasaada Africa landcruiser looma raco EE Diin ayaa loo kora marka isago an hoosta ka bilabin ayuu madaxweyne isku raraay tasina waxaay dhawc ku keentay in mustaqbalkisa siyasadeed u fashilmo Jamal firxadki iyo jaah wareerki ku dhacay naf la caridkii wuxu ku biray kulmiye isaga oo an mamda siyasadeed iyo mid aqooneed toona ku raaciin ayuu wuxu ku racay qabyaalad cad oo u fagarashad la soo istagay tas oo ah wax laga xiishoodo. Oo waliba dadka aqoonta loo tuhmayo in ay qabyalada ka qayb ahadan waa aqoon Daro iyo jahli Somaliland waxaad mooda dadki aqoonta loo tumhamay in ay ayagu ugu horiyaan qabyalada iyo qaybqaybinta bulshada reer Somaliland. By Muse diriye IMG_7804