Cabdiqaadir Jirde Oo Si Kulul Uga Jawaabey Hadlo Ka Soo Yeedhay Boqor Buurmadow , Wacadna Ku Maray … +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Gudoomiyaha ku meel gaadhka
ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde
ayaa waxaa uu maanta si kulul uga Hadley isla markaana uu uga jawaabey hadalo dhawaan ka soo yeedhay Boqor Buurmadow Gudoomiyaha oo ka hadlaayey munaasibad uu xisbiga Waddani ku soo dhaweynaayey siyaasiyiin ay ka mid yahiin Xildhibaan Nacnac waxaa uu carabka ku dhuftey in ay raali galin ka bixinayaan hadalada Buurmadow ka soo yeedhay , isla markaana ay ereyadaasi aheyn qaar laba beelood colaad kala dhex dhigaaya Sidoo kale Cabdiqaadir Jirde waxaa uu wacad ku maray in arintaaas uu Buurmadow Sameyeey ay madax dhaqameedka Gobalka Hawd ay si adag uga jawaabi doonan

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=fi20icapDAg&ebc=ANyPxKq41klc_xU5uAi8Wn-tXXCzmgxIaxh0n6lunmFWZ6jBaUVIqObCw6DKepnF4YgXvsK06XoA8Y6ImdfaVggBnQnZuSaqiw