DAAWO: Guddoomiyaha Jaaliyada Khaatumo Ee North America Oo Ka Hadlay Heshiiskii Ay Kala Saxeexdeen Xukuumadda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha jaaliyadda Khaatumo ayaa ka hadlay heshiiskii ay kala saxeexden dhawaan dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo.