War Deg dega .. Haweenay Siyaasi Abiib Timacade Abti u yahay oo lagu magacaabo Fadumo Mohamed Shabelle ayaa caawa Tageerayaasha xisbiga Kulmiye si xun ugu dileen dhagax ..10.11.17
War Deg dega .. Haweenay Siyaasi Abiib Timacade Abti u yahay oo lagu magacaabo Fadumo Mohamed Shabelle ayaa caawa sida warku kusoo gaadhayo xafiiska Salaanmedia ee Hargaysa si xun loogu dilay magaaladda Hargaysa .
Wararku waxay intaas ku darayaan in tageerayaasha xisbiga Kulmiye ay falkaa gaysteen kadib markii ay ku arkeen badhtamaaha magaaladda Hargaysa iyada oo sidata astaanta xisbiga Waddani.
xaaladeeda caafimaad ayaa aad u liidata oo dhakhtaradu la tacaalayaan.
Wixii war ah ee kasoo kordha kala soco Salaanmedia.
Salaanmedia/Hargeysa