Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Doorashooyinkii Kala Duwanaa Ee Soo Maray Somaliland Laga Bilaabo 2003-dii Ilaa 2012-kii Iyo Xiisaha Ku Duugnaa wakhtiyadaasi

Hargaysa (Salaankedia.com)_ Nov.13,2017-Waxa warbixin laga diyaariyey doorashooyinkii kala duwanaa ee soo maray Somaliland tan iyo 2003-dii ilaa 2012-kii,waxaana doorashooyinkaas ku duugnaa xiiso.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka